Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munaasabadda kooban oo lagu qabtay deegnaka Garas yar-yare oo hoosta degmada Hobyo ee gobalka Mudug ayaa lagu dhagax dhigay
Ceel-biyood deegaankas yeelan doono waxana munaasabadda goob joog aha gudoomiyaha gudoomiyaha degmada Hobyo,maamulka deeganka garas yar yare iyo marti sharaf kale
Guddoomiyaha degmada Hobyo Cismaan Axmed Cabdulle ayaa ka warbixiyay Ceel-biyood laga dhagax dhigay deegaanka Garas yar-yare oo hoostaga degmada Hobyo halkaas oo ay ka jirto biyo la,aan baahsan.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf