Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaarada Tamarta iyo kheyraadka Biyaha Dowalad gobaleedka Galmudug ayaa Ceel-biyood ka hirgaliyay deegaanka Ximcade ee Gobolka Mudug.
Hirgilinta ceelkaan ayaa waxaa iska kaa shaday Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka biyaha Dowalad gobaleedka Galmudug iyo Hay’adda zamzam foundation.
Warkan waxaa faah faahinaya: Liban Mohamed Abdi