Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dhallinyaro isxilqaamay ayaa ceel biyood ku deeqay kumannaan qoys oo ku nool degmada Garasbaaley ee gobolka Banaadir.
Ceelkaan ayaa waxaa baahi badan u qabay bulashada Degmada Garasbaaley kuwasoo ka heli doono biyo nadiif ah.
Warkaan waxaa soo jeedinaya: Abdifitah Mohamed