Ceel biyood laga hirgeliyay degmada Qoyta gobolka Togdheer

0
36

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hayadda Al-raxma ayaa Ceel biyood Ka hirgalisay degmada Qoyta ee Gobolka Togdheer kaasoo ay baahi badan u qaben dadka deegaanka.

Qarashka ku baxay ceelkan ayaa waxaa bixiyay walaalo muxsiniin ah oo ku nool magaalada hargaysa kuwaasoo u wakiishay haay’adda Al Raxma.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here