Ceelbiyood cusub oo laga xarig jaray deegaanka GuryoSamo oo hoostaga Caabudwaaq

0
37

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Galmudug uu wehliyo guddoomiyaha degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobalka galgaduud ayaa xarigga ka jaray ceelbiyood laga hirgeliyey deegaanka GurayoSamo oo ka mid ah deeganadda hoostaga degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud.

Qaar ka mid ah bulshada deeganka guryosamo ayaa ka hadla bahidi ka jirta deeganka ee dhanka biyaha aheed.

Warbixintan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here