Ciidamo Cusub oo Ka Tirsan Asluubta Soomaaliyeed oo Tababar Looga Furay Magaalada Gaalkacyo

0
34

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Taliyaha guud ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, General Mahad Cabdiraxmaan Aadan, ayaa si rasmi ah magaalada Galkacyo uga furay tababar loogu talagalay ciidamo cusub oo ku biiraya Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed. Ciidankan cusub ayaa la filayaa in ay ka howlgalaan deegaanada dowlad-goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Ahmed Mohamed Jamac

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here