Ciidanka Amniga Gobolka Mudug ee Puntland oo Duleedka Gaalkacyo ku gubay Maandooriye.

0
137

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Ciidamada Booliska Gobolka Mudug ee Puntland ayaa Duleedka Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ku gubay Maandooriyaha Khamriga.
Waxa ayna soo qabteen Maandooriye aad badan oo sheegey in laga ganacsanaayey.

Taliye kuxigeenka qeebta booliiska gobolka Mudug ee puntland
Gaaashanle dhexe
Cabdi Siciid Xuseen koomal ayaa bulshada ugu baaqay inay meel uga soo wada jeestan istcmalka maandooriyaha.

Warkan waxaa faah faahineysa:-Sadio Abdulkhadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here