Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ciidanka Booliiska Caabudwaaq ayaa hawl-galo ka sameeyay xaafadda October ee Caabudwaaq gobolka Galgaduud
Howlgadan oo loogu talagalay wacgelin iyo in bulshada la gaarsiiyo fariimaha booliska waxaa ka qeybka ahaa maamulka degmada.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali