Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa magaalada Gaalkacyo tababar u furtay ciidanka xasilinta ee booliiska gobolka Mudug, kuwaas oo ka kala socda maamullada Galmudug iyo Puntland.
Tababarkan oo sare loogu qaadayo aqoonta ciidanka isku-dhafka ah ee booliiska gobolka Mudug ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka kala socday labada maamul.
Warkan waxaa soo jeedineysa:Xamdi Diriye