Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Cali Xaaji Aadan Wasiirka wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada DFS ayaa maanta Muqdisho ka daahfuray cilmi-baaris ku saabsan dhimashada ay sababeen abaaraha dalka ka dhacay intii U dhaxaysay sanadihii 2022 ilaa 2024.
Cilmi baaristan oo maalgelisay hay’adda UNICEF waxaana iska kaashaday jaamacadda SIMAD iyo Jaamacadda Landon school of Hygiene oo la shaqaynaya wasaaradda Caafimaadka DFS. Cilmi-baarristan ayaa lagu ogaaday in in ka badan 70 kun ay ku dhinteen abaaraha.
waxaana inoo soo jeedinaya: .Abdidahir Garad