Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kulankan oo ahaa wajiga 2aad ee nabadeynta beelihi dhawaan ku dagaalamay degmada luuq ee gobolka Gado ayaa waxaa goob joog ahay madaxweyne ku xigeenka Jubbaland, wasiiro ka tirsan XFS iyo odayaalsha dhaqanka gobolka Gado.
Ugu horeyn odayaasha dhaqanka yaa gogosha ka hadlay.
Ugu danbeyn Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland maxamuud sayid aadan masuliyiinti kale ka socoday dowlada soomaaliya iyo jubbaland ayaa ka hadlay gunaanadka waxaana ay ku baqeen in nabada lawada shaqeeyo.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor