Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiier ku xigeenka wasaaradda caafimaadka Dowladda Federalka Soomaaliya Maxamed Xasan Maxamed ayaa waxaa uu sheegay in cudurka Gowratada uu ka dillaacay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe.
Wasiirka ayaa sheegay in xanuunkan uu soo ritay dad gaaraya 21 qof oo ku nool Shabeellada dhexe.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Ahmed Mohamed Jama