Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Ku dhawaad 20 qof isugu jira caruur iyo dad waayeel ah ayaa ugu geeriyooday cudurka shuban biyoodka deegaanka xawaadleey ee gobolka shabeelaha dhaxe.
Deeganka ayaa waxaa inta badan xiran xarumaha caafimaad sababo laxiriira daawo la’aan waxana dadka ay wajahayaan baahi caafimaad oo aad udaran.
Warbixintan waxaa faahfaahinaya: Abdifatah Mohamed Ahmed