Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Culimada magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa go’aamiyey in xabsiga lagu sii haayo nin dil geystay oo toogasho lagu xukumay, ila ay ka qaangaaraan carruurta ninkii dhintay.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor