Culimada Galmudug oo dhalinyarada uga digay khatarta tahriibka.

0
72

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Culimada diinta ee Galmudug ayaa dhalinyarada uga digay khatarta tahriibka, iyagoo ku tilmaamay waddo naf halignimo ah oo aan natiijo fiican lahayn.
Macallin Nuur Cali Xaashi oo ka mid ah culimada Dhuusamareeb ayaa sheegay in tahriibku uu sababo dhimasho, silic iyo burbur qoysas badan.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdullahi Abdulkadir Nor.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here