Culimada Galmudug oo Ku baaqday in la joojiyo dagaalada u dhaxeeya Beelaha Galmudug.

0
152

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Xili degaano ka tirsan gobolada Mudug iyo Galgaduud ee dowlad goboleedka Galmudug ay ka jiraan colaado u dhaxeeya beelaha wada daga ayaa culima u diinka Galmudug waxa ay ku baqeen in dadaalo lagu bixiyo joojinta colaada beelaha.

Sheikh Ali Ahmed Mohamud oo ka mida culimada ugu caansan degaanada Galmudug oo Dhuusamareeb kula hadlay warbaahinta ayaa madaxda dowlad gobooleedka odayaasha dhaqanka iyo dhamaan qeybaha bulshada ugu baaqay iney u istagaan daminta colaadaha degaanka ka jira.

Warbixintan waxaa faah faahinaya:Abdulahi Abdulkadir Nor

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here