Culimada gobalka mudug oo kubaaqay in si deg deg ah loojoojiyo dagaalka galbeedka gobalka mudug

0
26

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Culimada gobolka Mudug ayaa ugu baaqay dhammaan dhinacyada ku lugta leh dagaalka galbeedka gobolka inay si deg deg ah u joojiyaan colaadda, iyagoo ku baaqay nabad iyo wada hadal si xal waara looga gaaro khilaafaadka jira. Baaqan ayaa si gaar ah u ah mid loogu talagalay in la joojiyo dhiigga iyo khasaaraha ka dhasha dagaalka, iyadoo loo marayo wadahadal iyo isku dayga in xal nabadeed loo helo.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Ahmed Mohamed Jama.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here