Culimada Gobolka Mudug oo Gaalkacyo ku qabtay kulan looga hadlayo nabadda

0
103

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Culimaa’udiinka Gobolka Mudug ayaa degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolkaas waxa ay ku qabteen kulan looga hadlayay sidii loo xoojin lahaa nabadda sidoo kalena loo joojin lahaa dagaal beeleedyo kusoo laalaabtay deegaanno ka tirsan gobollada Mudug iyo Galguduud, gaar ahaan gobolkaaas Mudug oo hadda beelo walaala ah ay ku dagaallamayaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here