WARARKA Dab geystay khasaare hantiyadeed oo kacay qeybta Curyaamiinta ee Isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho By admin - October 7, 2023 0 72 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dabkaan oo geystay khasaare hantiyadeed oo baaxad leh ayaa ka kacay xalay qeybta Curyaamiinta ee Isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho. Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor http://radiodaar-dheer.so/wp-content/uploads/2023/10/warka-dabka-isbitalka-by-wadni.mp3