Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Dabkan oo xalay ka kacay gudaha xarunta Shirkadda Isbuunyada Shaakir ee magaalada Dhuusamareeb ayaa dhaliyay qasaare hantiyeed sida ay sheegeen maamulka Shirkaddu, deminta Dambkan waxaa ka qayb-qaatay waaxda dab damiska Dhuusamareeb oo kaashanaysa Bulshada Caasimadda.
Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdulahi Abdulkadir Nor