Dab khasaaro hantiyadeed geystay oo ka kacay Baladweyne.

0
26

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Kaalinta Shidaalka Dabadeey oo ku taalo Xaafada Howl wadaag laanta Suuqa sare ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa ka kacay Dab dhaliyay khasaare hantiyadeed.

Dabkaan oo ka kacay kaalinta Shidaalka Dabadeey ayaa waxa uu ka dhashay fiilooyiinka korontada taasi oo sababtay in ay gubtaan sodan fuusto oo shidaal ah.

Hamdi Dirie Ali ayaa faah faahinaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here