Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dabkaan oo qasaare hantiyeed gaystay ayaa ka kacay xaafado u dhow isbitaalka Soomaali Suudaanees ee degmada Hodan gobolka Banaadir, waxaana uu dabkaan qabsaday dhismayaal isugu jira xaafado iyo goobo ganacsi.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali