Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dabeylaha xooggan ee maalmihii la soo dhaafay ka dhacaayay Magaalada Kismaayo iyo nawaaxigeeda waxa ay sababen saameeyn balaaran oo gaar u ah dadka barakacayaasha ee ku nool xerayaha Magaalada Kismaayo.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali