Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Bulshad ku nool Deegaanka Afrax Muuse oo qiyaastii dhowr iyo lixdan Kiilo meter koofur ka xiga Degmada Guriceel ee gobolna Galguduud ayaa sheegay inay u baahanyihiin in Iskuul loo dhiso ubadkooda uu hadda wax ku barta Geed-hoostiis.
Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaya-Abdidaahir Garaad Ali