Dadka deegaanka Bali-howd oo ku baqay in Hormarinta waxbarashada laga tageero .

0
104

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dadka deegaanka Balli-howd oo hoosyimaada degma Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa wasaarada waxbarashada XFS iyo midda Galmudug ugu baqay inay ka taageeraan Hormarinta waxbarashada deegaankaas oo hadda dadka deeganka Iskuul si isku tashi ah uga hirgaliyeen deeganka.Axmed Mire Salad iyo
Cabdi Sahal oo ka mid odayaasha deeganka ayaa cid kasta oo wax uqabaneysa bulshada deeganka ugu baqay in soo dhawaaynaayaan.Dhanka kale mamuulaha iskuulka Bali-howd Cabdi Nuur Cabdulqaadir ayaa ka hadla heeraakii uu iskuulku samaray deeganka Bali-howd.

Warbixintan waxaa soo jeedinaysa-Sadio Abdulkadir Yusuf.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here