Dadka deegaanka Baraxlay oo hoostaga degmada Matabaan oo codsaday in loo gurmado

0
32

Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Deegaanka Baraxleey oo hoos taga degmada Matabaan ee gobolka hiraan ayaa waxa kajirta biyo la’aan xoogan oo kadhalatay abaarta taa oo ay dheeryihiin deegaanada kale ee udhaw xili marba marka kadanbayso ay dadka reer mihiga ah ay soogaarayaan magaalooyinka si ay uhelaan nolo dhaanta tan hada mihiga kajirta.
Dadka deeganka Baraxley ayaa sheegay in hadan gargaar biyo dhaamina loo sameyn sida ugu dhaqsiyaha badan ay wajahayan xalad halisa dadka iyo duunyada deegankaas.
waxayna Maamulka Hirshabeele Dowlada Fadaraalka iyo Hay’adaha samafalka,jaaliyada iyo dadka waxhaysta ay ka codaseen in gargaar lalasogaaro si noloshooda loo badbaadiyo deegaankana aanay kaga barakicin.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Cabdulqaadir Nuur

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here