Dadka deegaanka Beeyacad oo kamida deegaanada hoostaga Guriceel oo dalbaday in laga gacansiiyo dhismo School.

0
33
Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Bulshada kunool deeganka Beeyecad iyo qarka mid ah deeganada kale ee hoosyimaada degmada Guraceel ayaa ka hadlay Xaalad waxbarasho la ‘aan ah oo ka jirta deegankas . Waxa ayna shegeeen in aysan Deegaanka ka jirin goobaha waxbarashada Maadiga ah iyagoona kacodsaday wasaradda waxbarashada galmudug iyo dadka taageera waxbarashada in ay dageenka ka hirgalshaan goobo waxbarasho .Waxbarasha la’aanta waxaa u dheer abaarta baahsan ee ku dhufatay dalka intiisa kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaysa-Sacdiyo Cabdulqaadir Yuusuf.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here