Dadka Deegaanka Gal-cadaad ee hoostaga degmada Guriceel oo Maamulka Degmada uga warbixiyay Baahiyahooda laxariira adeegyada Dowladda

0
52

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dadka Deegaanka Gal-cadaad ee hoostaga degmada Guriceel ayaa Maamulka Degmada uga warbixiyay Baahiyahooda laxariira adeegyada Dowladda waxana ay kacodaseen maamulka degamada Guriceel in ay helaan adeeg Cafimaad, Waxbarasho, iyo Biyo.

Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaya-Abdidaahir Garaad Ali

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here