Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Bulshada Degaanka laan-xaayo dhaca oo dhaca inta u dhaxeysa degmada Caabduwaq iyo degaanka Huurshe ayaa ka cabanaya sameynta ay kuyelatay abaarta kajirta gudahaan dalka waxana dadka degankan shegeen in xolohi gababsi kuyihin Madaba baad iyo biyo deganku laheyn.Dowlada Fadaralka Maamulka Galmudug iyo Ha”adaha samafalka ayey ka codsaden in gargaar bini adinimo lala sogaaro degaanka Laan-xaayoGalmudug waxa ay kamid tahay melaha ay sameynta xogan kuyelatay abaarta kudhufatay dalka.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Cabdullaahi Cabdulqaadir Nuur.