Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Degmada Xero-dhagaxley ayaa waxa ay kamid tahy degmooyinka beeraha leh wax wax kasoosaara qaybaha kala duwan ee khudaarta hadaba shacabka degmada xeeo dhagaxlay ayaa waxa ay baaq udireen Wasaarada beeraha iyo waraabka maamulka galmudug iyagoona ugu baaqay in lagu gacansiiyo wax sooosaarka beeraha si looga faa.iidaysto dhulka ale kumanaystay iyagoona soobandhigay khudaar ay kasoosaareen beeraha degmada xero dhagaxlay
Waa kuwaan qaar kamida bulshada degmada Xero-dhagaxley oo kahadlay dareenkooda iyo wax soosaarka beeraha degmada iyagoona ugu baaqay Wasaarada beeraha iyo waraabka Si kor loogu qaado tabcashada beeraha.
Warkan waxaa faah faahinaya:Liban Mohamed Abdi