Dadka dhulka kala gada ee degmada Guriceel oo gudi sameystay

0
53

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munasibadan oo ay goob joog ahayeen Maamulka degmada Guriceel notayooyinka, maxkamada degmada iyo odayaasha dhaqan ayaa dadka ka shaqeeya kala gadida dhulka ee dalaliinta dhulka Guriceel waxa ay ku sameysteen gudi waxana ay doorteen gudoomiye iyo gudoomiye ku xigeen.

Warka waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here