Dadka ku nool xeryaha barakacayaasha degmada Dhoobley oo wajahaya duruufo nololeed.

0
128

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dadka ku nool xeryaha barakacayaasha ah ee degmada Dhoobley ayaa wajahaya duruufo adag iyadoo maamulka Degmada Dhoobley ayaa Dowlada Soomaaliya Maamulka Jubbaland iyo Hay’adaha gargaarka ugu baaqay in gargaar lasoogarsiyo dadkaan.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:- Ahmed Mohamed Jamac

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here