Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ahmed ciise cabdi waa xoghayaha naafada dhuusamreeb waxa uu sheegayaa in ay jiraan xeerar loogu talagalay in sare loogu qaado xuquuda naafada isagoona codsay in xeerarkaasi uu dabaqo maamulka galmudug.
Gudoomiyaha naafada dhuusamreeb cabdi jaamac ahmed oo la hadlay radio daardheer ayaa sheegay in ay jiraan fursado shaqo oo uu maamulku bixiyo islamarkaana waxaa uu tilmaamay in jiraan caqabado ka hortaagan in naafadu ay fursadaas ka qeybqaatan.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya:- Ahmed Mohamed Jama