Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Dalad hormarinta haweenka iyo xuquuq aadanada ee koofur galbeed ayaa deeq gargar ah gaarsiisay qaar kamid ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba iyo wa daryarata ah ku dhawaad 70 qoys ee ku nool kaamka barakacayaasha magalada Baydhabo ee xarunta gobolka bay
Deeqa daan ayaa waxa labaxa musuuliyiin la tirsan barlamaanka koofur galbeed
Qaar ka mid ah dadkii kafariista deeqda ayaa uga mahadcelsha dadkii soo gaarsiiya deeqda afurinta.
Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Sacdiya Abdulkadir Yuusuf