Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)- Daladda Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA oo Maanta Tababar uga Furtay 20 Suxufi Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug wariyasha oo ka kala yimid Deganada Galmudug iyo Puntland waxana ka soo qayb galay wasiir ku xigeenka warfafinta Galmudug Xoghayaha Ururka Saxafiyiinta Galmudug (GALJA) Iyo madax ka socotay SOMA.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya:- Abdifatah Mohamed Ahmed