Daladda Tala-sano oo agab waxbarasho u qaybisay arday wax ka barata deegaanno hoos yimaada Guriceel.

0
37

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Madax ka socota Dallada Hormarinta Bulshada Talasamo ayaa booqasho ku tagay xarumaha waxbarasho ee degaanada Xarxaar Labileey iyo Nagaad weyn, oo hoos yimaada degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.

Inkabadan 200 oo arday oo dhigata xarumaha waxbarasho ee ku yaal sedexda degaan ayaa maanta la garsiiyay agab waxbarasho, madama uu maalmo ka hor furmay sanad dugsiyedla cusub 2024-2025.

Liban Mohamed Abdi ayaa soo jeedinaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here