Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Deegaanka qofsaar oo hoostaga degmada cadaado ayaa laga hirgeliyay ceelbiyood ay dadka deeganku ka faaiideysan doonan ,
deegnakn oo ay marki hore ka jirtay baahi weyn oo dhinaca biyaha ah qiimo sareyana ugu imaan jireen biyihu ayaa dad deeganku waxay uga mahaceliyeen hayda.da PAH oo ceelbiyoodka ka hirgelisay .
Warbixintaan waxaa inoo soo jeedineysa-Hamdi Diriye Ali