deegaanka Bali caano oo laga dhagax dhigay xarun waxbarasho.

0
50

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ma,suuliyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbarshada Dowladda Galmudug ayaa deeganka Bali Caano oo ka mid ah Deeganada hoos yimada Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb u tagay olole kor loogu qaadayo waxbarashada.Ma,suuliyiintaan ayaa bulshada deegankas u sheegay in loo baahanyahay in ubadka ay goobaha waxbarashada geeyaan.

Waalidiinta ayaa dhankooda ka mahadceliyay Doorka wacyigalinta ee ay wasaarada Waxbarashada Galmudug ka qadanayso in ubadka goobaha waxbarashada lageeyo.

Waxaa soo jeedineya: Liban Mohamed Abdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here