Deegaanka Buurgaabo gobolka ee Jubbada hoose oo Mashaariic horumarineed laga dahfuray

0
2

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Gudoomiyaha Dagmada Badhaadhe, Mudane Xasan Nuur Cabdi ayaa gaaray Deegaan xeebeedka Buurgaabo ee hoos taga Demada Badhaadhe.

Gudomiyaha ayaa Deegaanka ka sameeyay Xarig jar iyo dhagax dhig Mashaariic lagu hormarinayo adeegyada Dowladeed ee bulshada Deegaanka.

Waxaa soo jeedineysa: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here