Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Deegaanka Qalqalloocan oo qiyaastii 60km kaga began degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug ayaa waxaa uu samaynayaa horumarro dhinaca adeegyada bulshada ah.
Masuuliyiin katirsan maamulka gobolka mudug oo gaaray deegaankan Qalloocan ayaa waxaa kormeer ku tageen xarumaha danta guud ee deegaanka, waxayna sidoo kale xarig jareen dhismaha xarunta cusub ee deegaanka.
Warkan waxaa soo jeedineysa: Cabdidahir Garad Cali