Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Deegaanka Qodqod oo kamid ah deegaannada soo koraya ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka socda dhismaha saldhiga Booliiska ee deegaankaas uu hore u ballan qaaday Abdullahi raage Xuseen oo hore usoo noqday xubin ka tirsan Baarlamaanka Jamhuuriyadad Federaalka Soomaaliya.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garaad Ali