Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-deegaanka Tagaabeeye oo kamida deegaanada hoosyimaada magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad gobolledka Galmudug ayaa gabi ahaanba waxaa istaagay waxbarashadii kajirtay deegaankaa taa oo ay sababtay abaarta dalka kajirta kadib markii ay dadkii halkaa daganaa bilaabeen inay kabarakacaan waxayna dalbadeen dadka deegaanka in gurmad deg deg ah lalasoo gaaro si looga baaqsado dadku inay deegaanka kabarakacaan iskuulkuna uusan uxirmin.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Cabdifitaax Maxamed Axmed.