Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Agaasimaha wasarada gargaarka maareynta masiibooyinka Galmudug oo uu wehlinaayo xildhibaan yoonis m shaare ayaa deeq Afurin ah gaarsiiyey Qaar kmid ah Saldhigyada police_ka Gaalkacyo taasoo ay ka mahad celiyeen Musuliyiinta laamaha Amniga.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdidahir Garad Ali