Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Isbitaalka Tiirow oo ka mid ah isbitaalada ku yalaa magalada Baydhabo ayaa deeq daawo oo Lacag La,aan ah Gaarsiyey Dadka danyarta ah ee ku Nool Kaamamka Baydhabo oo ay Saamayey Fataahada elnino. Kuwa oo hadda wajahayaa xaladu aad u adeega.
Dr Isaxaaq Mahomed Tiirow oo ah maamulaha isbitaalka Tiirow ayaa ka warbixiya deeqda dawada ah ee ay gaarsiiyeen dadka danta yar.
Warbixintan Sacdiyo Abdulkadir Yusuf ayaa faah faahinaysa.