Deeq daawo ah oo la gaarsiiyey degmada Buula burde

0
31

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Caafimaadka Dowlada Faderaalka Soomaaliya ayaa gaarsiisay deeq dawooyiin oo loogu talagalay goobaha Caafimaadka ee Degmooyiinka Gobalka Hiiraan sida Buule Burte , Maxaas iyo Moqoqori.

Munaasabada deeqda dawooyiinkaan lagu wareejinayey ayaa waxaa goob jooh ahaa Gudoomiyaha Degamada Buule Burte , Agaasimayaal, Dhaqaatiir iyo Odayaasha deegaanka.

Warkan waxaa faah faahinaya: Ahmed Mohamed Jama

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here