Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Wasiirka Wasaaradda haweenka Koonfur galbeed ayaa dhar u qeybisay qaar kamida haweenka ku nool magaalada Baydhabo garahaan kuwa barakacayaasha iyo haweenka ku jira Isbitaalka dhimirka Magaaada Baydhabo.
Warkan waxaa soo jeedineysa:-Sadio Abdulkadir Yusuf