Deeq gargaar ah oo loo qeybiyeey qoysas ku nool degmada Wadajir.

0
38

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hay’adda maareyta musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa magaalada Muqdisho deeq gargaar ugu qaybiyay qoysas danyar ah oo ku nool degmada Wadajir ee gobalka Banaadir. Qaar ka mid ah dadka Barakacayaasha ayaa ka mahadceliya deeqda la soo gaarsiiyey Dhanka kale agasimaha waxda gargaarka hay’adda SoDMA Sahro cali Yusuf ayaa ka warbixiya deeqda gargaarka ah ee ay gaarsiiyay degmada wadajir ee gobalka Banaadir.

Warkan waxaa faah faahinaysa: Sacdiyo Cabdulqaadir Yuusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here