Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Cali Daahir Weheliye oo kamid ah ganacsatada degmada Guriceel ayaa waxaa uu qaar kamid ah caruurta agoonta ah ee ku sugan degmada Guriceel ee gobolka Galguduud gaarsiiyay deeq lacageed uu doonayay in uu ku ciidsiiyo caruurta agoonta ah.
waalidiinta Caruurtan ayaa dhankooda u mahadceliyay Cali Daahir Weheliye.
Warkan waxaa faah faahinaya: Axmad Maxamed Jaamac