Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer):-Shirkadda ganacsiga ee SAFA Group ayaa deeq lacageed u qeybisay 150 qoys oo ku barakacay daadadkii ku dhuftay Baardheere.
Qoys walba ayaa lagu doonsiyay lacag gaareyso Hal Milyan oo shilinka Soomaliga ah.
Warkaan waxaa soo jeedinaya:-Liban Mohamed Abdi