Deeq loogu talagalay Ciidsiinta Agoonta Gaalkacyo oo lagu wareejiyay Guddiga Madasha Nabadda iyo Horumarka Gobolka Mudug

0
54

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka Shirkada Amal Group Faraceeda Gaalkacyo ayaa 4,000 kun oo doolar oo loogu talagalay Ciidsiinta Agoonta Gaalkacyo ku wareejisay Guddiga Madasha Nabadda iyo Horumarka Gobolka Mudug.

Qaar kamid ah masuuliyiinta shirkadda oo goobta ay deeqdan ku wareejinayeen ka hadlay ayaa faah faahin ka bixiyay.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here